User
Write something
Q&A is happening in 6 days
Pinned
Jadwalkeena Usbuuca
Sabti- Physics Axad- Physics Isniin- Math + Live class Talaado- Biology Arbaco- Chemistry Khamiis- Live class
Pinned
Xeerarkeena
Si aan u dhisno jawi xushmad leh, faa’iido badan, oo dhiirrigeliya waxbarasho, fadlan raac xeerarkan: 1. Is-xushmee oo xushmee dadka kale: U fiirso hadalkaaga oo la dhaqan wanaagsan, Ha ku dhaqmin aflagaado, faquuq, ama cay qofeed. 2. Ka hadal waxyaabaha la xiriira waxbarashada: Qoraalada iyo faallooyinka waa in ay ku saabsanaadaan: Physics, Math, Biology, Chemistry, talooyin waxbarasho, ama waxyaabaha Burunti Academy. 3. Ha ka buuxin Group-ka qoraalo aan faa’iido lahayn: Ha xayeysiin linkiyo ama groupyo kale, Ha soo gelin isla fariin marar badan. 4. Kuu shaqee naftaada: Ku kolsoonow naftaada, Ha koobiyin jawaabaha ardayda kale. 5. Ka qayb qaado si firfircoon: Daawo casharrada, samee quiz-yada, ka qayb gal wicitaannada tooska ah, Waydii su’aalo, dhiibo fikradaada 6. Haddii aad aragto qof jebinaya xeerarka, warbixi ama la xiriir admin-ka.
Ogeysiis: Maalinta Sabtida (6/9/2025), waxaan bilaabaynaa koorsadeena F4 Scientific Subjects.
Si aad ugu biirto groupka casharada, samee qodobadaan soo socda: 1. Kusoo dir $10 lambarkaan 0619342523. 2. Soo qor magacaaga iyo saddexda tiro ee u dambeysa lambarkaad lacagta kasoo dirtay. 3. Ku sameyso telegram lambarka aad lacagta kasoo dirtay. 4. Kadib la xariir WhatsApp-ka lambarkaan 0619342523, si uu kuugu daro groupka casharada.
0
0
1.7 and 1.8:
Wixii su'aal ah oo ku saabsan casharadaas kusoo qor comments-ka.
1
0
1.2 and 1.3: Math
Wixii su'aal ah oo ku saabsan casharadaas kusoo qor comments-ka.
1
0
1-14 of 14
powered by
Hordhaca Fasalka 12-aad
skool.com/hordhaca-fasalka-12-aad-1445
Groupkaan wuxuu hordhac u yahay fasalka 12-aad gaar ahaan maadooyinka Physics, Math, Biology iyo Chemistry. Ku Baro gurigaaga- Ka baro Burunti Academy
Build your own community
Bring people together around your passion and get paid.
Powered by