Hordhaca Fasalka 12-aad
Public
120 members
Free
Sababta Ugu Weyn ee Ardayda Fasalka 12-aad u dhacaan ama dhibco hoose u keenaan – Iyo Sida Burunti Academy Uga Caawineyso.
SABABTU WAA: manhajka dawladda ee fasalka 12-aad wuxuu u diyaarsan yahay ama u qaadanayaa in ardaygu horey u yaqaan casharradii laga soo qaatay ee fasalladii 9, 10, iyo 11. Laakiin badankood xasuus ma leh ama weligood si fiican uma baran.
DHIBKA QARSOON: Cutub kasta oo Fasalka 12-aad ah – Physics, Chemistry, Biology, Math – wuxuu ku dhisan yahay cutubyadii hore ee fasalladda 9, 10 iyo 11. Haddii aadan xasuusanin 9, 10, iyo 11, Fasalka 12-aad waad ku wareeraysaa.
MAXAA KA DAMBEEYA: Marka ardaygu jahwareero, wuu joojiyaa dadaalkii. Wuxuu bilaabaa inuu casharro iska dhaafo. Ugu dambeyn wuu is dhiibaa. Waana sidaas sababta loo dhaco.
XALKA: Burunti Academy waxay kuu diyaarisay koorsadaan gaarka ah oo online ah. Burunti Academy waxaad ka helaysaa casharro, community, Live calls oo toddobaadle ah.
Ku biir group-keena:
powered by
Hordhaca Fasalka 12-aad
skool.com/hordhaca-fasalka-12-aad-1445
Groupkaan wuxuu hordhac u yahay fasalka 12-aad gaar ahaan maadooyinka Physics, Math, Biology iyo Chemistry. Ku Baro gurigaaga- Ka baro Burunti Academy