Xeerarkeena
Si aan u dhisno jawi xushmad leh, faa’iido badan, oo dhiirrigeliya waxbarasho, fadlan raac xeerarkan:
  1. Is-xushmee oo xushmee dadka kale: U fiirso hadalkaaga oo la dhaqan wanaagsan, Ha ku dhaqmin aflagaado, faquuq, ama cay qofeed.
  2. Ka hadal waxyaabaha la xiriira waxbarashada: Qoraalada iyo faallooyinka waa in ay ku saabsanaadaan: Physics, Math, Biology, Chemistry, talooyin waxbarasho, ama waxyaabaha Burunti Academy.
  3. Ha ka buuxin Group-ka qoraalo aan faa’iido lahayn: Ha xayeysiin linkiyo ama groupyo kale, Ha soo gelin isla fariin marar badan.
  4. Kuu shaqee naftaada: Ku kolsoonow naftaada, Ha koobiyin jawaabaha ardayda kale.
  5. Ka qayb qaado si firfircoon: Daawo casharrada, samee quiz-yada, ka qayb gal wicitaannada tooska ah, Waydii su’aalo, dhiibo fikradaada
  6. Haddii aad aragto qof jebinaya xeerarka, warbixi ama la xiriir admin-ka.
10
3 comments
Burunti Academy
3
Xeerarkeena
powered by
Hordhaca Fasalka 12-aad
skool.com/hordhaca-fasalka-12-aad-1445
Groupkaan wuxuu hordhac u yahay fasalka 12-aad gaar ahaan maadooyinka Physics, Math, Biology iyo Chemistry. Ku Baro gurigaaga- Ka baro Burunti Academy
Build your own community
Bring people together around your passion and get paid.
Powered by