Weekly live session at 9:00pm ESA
Asalaamu Calaykum xubnaha Aslim Community,
Waxaan rajaynayaa inaad dhammaantiin fiican tihiin. Caawa waxaa inoo qabsoomaya kulankeennii toddobaadlaha ahaa ee tooska ahaa (Weekly Live Session).
Waxaan rajaynayaa inaad dhammaantiin kasoo qaybgashaan, waqtigana ilaalisaan.
🕘 Saacadda: 9:00 fiidnimo
🌍 Waqtiga Bariga Afrika
3
0 comments
Abdinasir Safaana
3
Weekly live session at 9:00pm ESA
Aslim Community
skool.com/aslim-community
Waa madal ka caawinaysa bulshada Soomaliyeed inay ka gudbaan saamaynta xun ee waayahoodi hore, naftooda hagaajiyaan kuna soo noqdaan Fitradooda.
Leaderboard (30-day)
Powered by