Aslim Community
4:02
Public
3 members
Free
KU NOQO FIṬRADAADA 🌱
"فَأَقِمْ وَجْهَكَ لِلدِّينِ حَنِيفًا ۚ فِطْرَتَ اللَّهِ الَّتِي فَطَرَ النَّاسَ عَلَيْهَا ۚ"
Haddii aad rumaysan tahay in Alle kuu abuuray ujeeddo iyo horumar ka weyn sida aad hadda tahay, laakiin aad dareemayso inaad xanniban tahay, ku soo dhawoow Aslim Community.
Haddii aad ka daashay:
❌ Ku noolaanshaha dabeecado taban aan dan u aheyn noloshaada.
❌ In cabsi, ceeb-dareemid, ciil hore, cadho, ama walaac joogta ah ku kontoroolaan.
❌ Inaad garanayso waxa saxda ah, laakiin ay kugu adag tahay inaad ku dhaqanto.
❌ in tagtadaadi hore kontoroosho tan hadda iyo timaadada.
Waxaad timid madashii kugu habbooneyd.
Aslim Community waxaad ka heli doontaa:
✅ Mowduuc Naftaada ka hadlay oo xambaarsan cilmi qoto-dheer.
✅ Hal kulan toos ah (Live Session) falanqeyn, su'aalo & jawaabo.
✅ Baraaktiis ama layliyo kaa caawinaya fahamka wixii aad baraty.
✅ Asxaab aad isla jaan-qaadeysaan safarkaaga ku noqoshada Fitrada.
Faham waxa kaa khaldan, Qaabee naftaada, oo Ku noqo Fiṭradaadi.
Nagu soo biir Maanta
Aslim Community
skool.com/aslim-community
Waa madal ka caawinaysa bulshada Soomaliyeed inay ka gudbaan saamaynta xun ee waayahoodi hore, naftooda hagaajiyaan kuna soo noqdaan Fitradooda.
Powered by