User
Write something
Weekly Live is happening in 34 hours
Pinned
Ku laabo Fitradaada
Assalaamu Calaykum xubnaha Aslim Community, Waxaan rajaynayaa inaad dhammaantiin fiican tihiin. Waxaan Classroom-ka soo gelinnay casharro cusub oo ka mid ah koorsada “KU LAABO FITRADAADA.” Casharradaas dib ayaan u cusboonaysiinnay, wax badanna waan ku soo kordhinnay. Ka faa’iidaysi wanaagsan!
4
0
Pinned
Weekly Live Session
Assalamu Caleykum xubnaha Aslim Community, Waxaan Classroom-ka soo geliyay Live Session-kii Axaddii, 13.9.2026, oo duuban. Waxaad hadda ka daawan kartaan Classroom-ka. Daawasho wanaagsan!
4
0
Pinned
Fikrad
Waa maxay hal fikrad oo aad ka faa’iiday dhammaan casharradii Level 1 ee aad daawatay? Nagula wadaag qaybta Comments-ka. Fikirkaaga waa muhiim.
Kusoo dhawow Aslim Community
Assalaamu Calaykum. Fadlan, haddii aad tahay arday cusub, hubi qaybta chat-ka; farriin ayaan kuugu soo dhaceysa.
Weekly live session at 9:00pm ESA
Asalaamu Calaykum xubnaha Aslim Community, Waxaan rajaynayaa inaad dhammaantiin fiican tihiin. Caawa waxaa inoo qabsoomaya kulankeennii toddobaadlaha ahaa ee tooska ahaa (Weekly Live Session). Waxaan rajaynayaa inaad dhammaantiin kasoo qaybgashaan, waqtigana ilaalisaan. 🕘 Saacadda: 9:00 fiidnimo 🌍 Waqtiga Bariga Afrika
3
0
1-8 of 8
Aslim Community
skool.com/aslim-community
Waa madal ka caawinaysa bulshada Soomaliyeed inay ka gudbaan saamaynta xun ee waayahoodi hore, naftooda hagaajiyaan kuna soo noqdaan Fitradooda.
Leaderboard (30-day)
Powered by