Assalaamu Calaykum xubnaha Aslim Community,
Waxaan rajaynayaa inaad dhammaantiin fiican tihiin.
Waxaan Classroom-ka soo gelinnay casharro cusub oo ka mid ah koorsada “KU LAABO FITRADAADA.” Casharradaas dib ayaan u cusboonaysiinnay, wax badanna waan ku soo kordhinnay.
Ka faa’iidaysi wanaagsan!