Activity
Mon
Wed
Fri
Sun
Oct
Nov
Dec
Jan
Feb
Mar
Apr
May
Jun
Jul
Aug
Sep
What is this?
Less
More
1 contribution to Aslim Community
Kusoo dhowow Aslim Community
Aslim Community – waa madal loogu talagalay inaad ku fahanto waxa ay nafsaddu tahay, kaga dhaqeysid dhimaalada ay xambaarsan tahay, sidoo kalena aad dib ugu celineyso Fitradii asalka ahayd ee Eebbe ku abuuray. Halkani ma ahan keliya meel aad casharro ku qaadaneyso, hayeeshee waa madal wixii aad dhageystay, dhuuxday, durba ku dhaqmeyso, dheeftiisana aad arkeyso. Intaa waxaa kuu dheer taageero aan dhammaad laheyd oo xubnaha madasha dhexdooda isa siinayaan. Fadlan isbar xubnaha kale adigoo nala wadaagaya: 1. Magacaaga iyo meesha aad nagaga soo biirtay 2. Maxaa kugu dhiirogeliyay inaad kusoo biirto Aslim Community? 3. Waa maxay hal dhinac oo noloshaada ka mid ah oo aad rajeyneyso inaad ku hagaajiso safarkan. La wadaag oo keliya wixii aad ku qanacsan tahay. Muhiim ma aha inaad sheegto waayo-aragnimo kuu gaar ah ama xog kuu khaas ah. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaad qayb ka tahay xubnaha Aslim Community🙂.
0 likes • 19d
ASC dhamantina wan idiin salamey aniga magaceygu waa wafaa waxan joga swedhan
1-1 of 1
Wafaa Abdi
1
5 points to level up
@wafaa-abdi-5001
aniga

Active 4d ago
Joined Sep 6, 2026
Powered by