Story & Scale by Hosow
5.0 · 1 review
7:18
Private
24 members
$49 /month
STORY & SCALE, fikraddaada maanta, fursaddaada berri.
YouTube wuxuu kuu noqon karaa il dakhli, magac aad dhisato iyo albaab kuu fura brands iyo ganacsi kuu gaar ah.
2021 ka hor waxaan ka shaqaynayay shaqo 9–5 ah. Markii aan helay jihadayda YouTube, waxaan ka tagay shaqada oo dhistay ganacsigayga. Aniguba meel aan la iga aqoon ayaan ka bilaabay. Adiguna waad bilaabi kartaa.
Halkan waxaad fikradahaaga ugu beddelaysaa muuqaallo dadku gujiyaan, daawadaan oo kugu soo noqdaan.
Bilow? Ku biir 6-week challenge oo hiigso 1,000 subscribers oo dhab ah. Horay ma u jirtay? Hagaaji content-kaaga oo kobci channel-kaaga.
• Caddee niche iyo audience.
• Diyaari 6 ideas, scripts iyo uploads.
• Xooji storytelling, titles iyo thumbnails.
• Hel feedback iyo channel reviews.
• Faham analytics si aad u horumarto.
Weekly live Q&A, templates iyo accountability si aad tallaabo u qaaddo.
50-ka founding members: $49/bishii, kadib $69. Hadda ku biir oo $49 ku xiro.
5.0 · 1 review
Deeqa Abdisalan
Fariin iyo Mahadnaq: Aqoonta 2-da bari ee aan halkan ka helay waxay ahayd mid gebi ahaanba igu cusub. Wax badan oo igu jahwareersanaa ayaa mar kaliya ii kala caddaatay! Illaahay ajar iyo hasanaat kaaga siiyo waqtiga iyo dadaalka aad noo hibaysay Hore waxaan furtay YouTube lkn jahwareer dartis waan joojiyay. Balse riyadaydu waxay ahayd inaan fikirkayga ku soo saaro hab cilmiyeed. Layligan wuxuu ii siiyay nidaam aad u fudud oo aan fikirkayga ugu beddelo hab cilmi ku salaysan.wxn daremaya isbadal
8d ago · Still a paying member after 10 days
powered by
Story & Scale by Hosow
skool.com/xirfad-hal-abuur-7018
Hel Sirta YouTube! Story & Scale waxay Somali creators-ka siisaa casharro, feedback iyo isla-xisaabtan ay ku dhistaan YouTube channel mustaqbal leh.