Navo Dispatch
Private
26 members
Free
🚛 Ku Soo Dhawoow Navo Dispatch Truck Dispatching Community! 🇺🇸
Waa maxay Truck Dispatching?
Truck Dispatching waa xirfad aad kula shaqayn karto truck drivers iyo carriers-ka jooga Maraykanka. Dispatcher-ku wuxuu ka caawiyaa driver-ka inuu helo loads, la xiriiro brokers, negotiate-gareeyo rates, una qorsheeyo safarka iyo load-ka. 📦🚛
💡 Sidee ayuu u shaqeeyaa?
1️⃣ Waxaad baranaysaa aasaaska Truck Dispatching
2️⃣ Waxaad baranaysaa sida loo raadiyo loads
3️⃣ Waxaad baranaysaa sida brokers loola xiriiro
4️⃣ Waxaad baranaysaa Rate Negotiation iyo Load Management
5️⃣ Waxaan ku siinaynaa practical training & guidance
6️⃣ Waxaan kaa caawinaynaa inaad u diyaar garowdo helitaanka carrier/driver-kaaga ugu horreeya
📱 Course-ka waxaa lagu qaadanayaa Skool App
🎯 Hadafkeennu waa inaan ku siino xirfad iyo aqoon aad ku fahmi karto U.S. Trucking & Dispatching Industry.
🔥 Ku biir Community-ga, bilow barashada, oo dhis xirfaddaada Truck Dispatching!
🚛 Navo Dispatch — Baro Xirfad. Bilow Fursaddaada.
powered by
Navo Dispatch
skool.com/navo-dispatch-7895
Waxaan Kubari doona Xirfadda Truck Dispaching Bilaaw ilaa Dhamaad si free ah. Kusoo Biir Groupka Manta