GERSOM
2:49
Private
263 members
Free
👇 Halkan taabo si aad is-diiwaangeliso 👇
Ku soo dhawoow GERSOM, gruub loogu talagalay soomalida Jarmalka ku nool iyo kuwa xiiseeniya barashada af-Jarmalka.
Halkan waxaad ka heli doontaa:
✅ Casharro luqada Jarmalka muuqaal a Alphabet, A1 ila B1
✅ Kulamo toos a (Live a) oo aad ku weydiin karto su’aalaahaga
✅ Macluumaad kale oo muhiim a: sharciga, waxbarashada iyo nolosha Jarmalka
📲 Taageero (WhatsApp Support)
Haddii aad dhib ku qabto diiwaangelinta, bixinta lacagta, ama gelitaanka koorsada,
waxaad nagala soo xiriiri kartaa WhatsApp-kan:
👉 +49 163 5079723
Hadafkeennu waa mid cad:
🔥 Inaan si wadajir a u baranno af-Jarmalka iyo inaan is tageerno.
✨GERSOM ku biir!✨
GERSOM
skool.com/gersom
GERSOM wa urur loogu talagalay soomalida Jarmalka ku nool iyo kuwa xiiseeniya barashada af-Jarmalka.
Powered by