GERSOM
Public
3 members
Free
Ku soo dhawoow GERSOM, gruub loogu talagalay soomalida Jarmalka ku nool iyo kuwa xiiseeniya barashada af-Jarmalka.
Halkan waxaad ka heli doontaa:
✅ Casharro luqada Jarmalka muuqaal a A1 ila B1
✅ Kulamo toos a (Live a) oo aad ku weydiin karto su’aalaahaga
✅ Macluumaad kale oo muhiim a: sharciga, waxbarashada, shaqada iyo nolosha Jarmalka
Hadafkeennu waa mid cad:
🔥 Inaan si wadajir a u baranno af-Jarmalka iyo ina bulshada halkan ku jirta is taageerto iyo is cawiso.
✨GERSOM ku biir!✨