Creative Academy By Soma D&M
Private
19 members
$39/month
Creative Academy by Soma Design & Marketing
Baro xirfado casri ah oo lacag laga sameeyo.
Creative Academy waa membership loogu talagalay Somali creators, freelancers & business owners doonaya inay bartaan AI iyo Graphic Design si ay u helaan xirfad, u dhistaan portfolio, u helaan clients, ama u bilaabaan ganacsi online.
Waxaad baran doonta ChatGPT, Claude, HeyGen, Higgsfield, Kling, Veo 3, CapCut, Captions, Adobe Illustrator, Envato iyo kuwo kale.
Waxaad abuuri doontaa logos, brands, AI content, social media posts, websites, ads & portfolios kuu soo jiita clients.
✅ Graphic Design & Branding
✅ AI Future Creator™
✅ Portfolio Building
✅ Freelancing
✅ Live Classes & Feedback
✅ Community Support
Waxaa ku jira Beginner AI Course, Cawiyee AI Prompt Helper & casharro cusub bil kasta.
Live Classes Week Walba.
Membership: $39/bishii.
Maalgasho naftaada maanta. Baro xirfad aad ku shaqayn doontiid maanta iyo mustaqbalka.
U diyaargarow shaqooyinka mustaqbalka, hel clients, oo AI ka dhig qalabkaaga ugu muhiimsan.
powered by
Creative Academy By Soma D&M
skool.com/academy-soma-designmarketing-6361
Baro Graphic Design, AI, AI marketing, content creation, branding, web design iyo digital skills si practical ah oo shaqo/ganacsi loogu adeegsan karo.