Creative Academy By Soma D&M
3:44
Private
24 members
$39/month
Creative Academy by Soma Design & Marketing waa membership loogu talagalay Somali creatives, beginners, business owners iyo qof kasta oo raba inuu barto creative skills casri ah.
Waxaad gudaha ka helaysaa:
• Graphic Design & Branding
• AI Future Creator™
• Portfolio building
• Sida Freelancing loo bilabo
• Live classes, templates & feedback
• Community support
AI Future Creator™: ChatGPT, Claude, HeyGen, Higgsfield, Kling, Veo 3, CapCut, Captions App + more.
Graphic Design: Adobe Illustrator, Adobe Fonts, Envato Elements, free image resources, moodboard tools + more.
Waxaad Abuuri Doontaa
AI content, ads, logos & brands. Waxaa ku jira Cawiyee + Beginner AI course + advanced Ai Cours
Membership-ka waa $39/bishii.
AI Future Creator™ wuxuu ku barayaa sida AI loogu isticmaalo content creation, UGC-style ads, creative campaigns iyo social media management workflows.
Haddii aad rabto inaad barato xirfad cusub, dhisto portfolio, oo aad la qabsato mustaqbalka AI iyo design — ku soo dhawoow Creative Academy.
powered by
Creative Academy By Soma D&M
skool.com/academy-soma-designmarketing-6361
This is where serious learning happens. Inside, you’ll get practical lessons on AI, graphic design, branding, web design, and social media management.