WCS Wr wB @Najma Mohamed Soo Dhawaaw walaal waxaan Ku faraxnahay inaad ka mid tahay walaalaha ugu horeeyo ee ku soo biiraa DLE, sidaas dardeedna ka mid ah Founding Members. La Soco Casharada Halkan ka bixi doono insha Allah, nala wadaag tale iyo Tusaale iyo wax kasto aad groupkan ku soo biirin karto insha Allah. Waxaan kuu rajeynaayaa Guul iyo Horumar wacan Mahadsanid in badan.