Activity
Mon
Wed
Fri
Sun
Jun
Jul
Aug
Sep
Oct
Nov
Dec
Jan
Feb
Mar
Apr
May
What is this?
Less
More

Memberships

Somali ai group

130 members • Free

3 contributions to Somali ai group
Claude Code, Cursor, ChatGPT, iyo agent-yada kale sidee bay dhab ahaan u shaqeeyaan?
Dad badan waxay arkaan tools-kan oo waxay moodaan inay yihiin wax aad u qarsoon ama sixir leh. Laakiin marka aad kala furfurto, foundation-ka hoose waa mid aad u fudud. Agent kasta oo aad aragto wuxuu ku dhisan yahay 3 shay: 1. Prompt Tani waa tilmaamaha la siinayo model-ka. Waxay u sheegaysaa: - qofka uu yahay - shaqada uu qabanayo - sida uu u dhaqmi doono - xeerarka uu raacayo Tusaale ahaan: - waxaad tahay coding assistant - waxaad akhrin kartaa files - waxaad si taxaddar leh u beddeli kartaa code-ka - waxaad sharxi kartaa waxa aad samaynayso --- 2. Tool Tool-ku waa awoodaha loo oggolaado agent-ka inuu isticmaalo. Tusaale ahaan: - file akhri - file qor - terminal command - API wac - search samee - browser ka isticmaal Waxa muhiimka ah waa: model-ku tool-ka iskiis uma qabanayo. Wuxuu kaliya leeyahay: “Tool-kan ayaan rabaa inaan isticmaalo.” Kadibna code-ka ku wareegsan ayaa tool-kaas waca . --- 3. Loop Loop-ku waa meesha agent-ku dhab ahaan ka nool yahay. Waxa dhacaya waa sidan: 1. User-ku amar ayuu bixiyaa (buugan soo koob) 2. Model-ku wuxuu go’aansadaa waxa xiga ( bugee user ku iweydiina🤔) 3. Haddii tool loo baahdo, wuu dalbadaa 4. Code-ka ayaa tool-ka orodsiinaya 5. Natiijada dib ayaa loogu celiyaa model-ka 6. Loop-ku wuu socdaa ilaa shaqdo dhammaato Taasi waa agent. --- Marka Claude Code, Cursor, ChatGPT sidee bay u shaqeeyaan? Magacyadu way kala duwan yihiin. Interface-koodu wuu kala duwan yahay. Awooddooduna way kala duwanaan kartaa. Laakiin foundation-ka hoose inta badan waa isla fikraddan: Prompt + Tool + Loop Farqigu wuxuu ku jiraa: - tools-ka ay haystaan - sida ay loop-ka u maamulaan - sida ay context-ka u kaydiyaan ama u celiyaan - sida ay u go’aamiyaan goorta la joojinayo ama la sii wado shaqada --- Tusaale fudud Haddii aad tiraahdo: “File-kan ii akhri oo ii sharax.” Waxa dhacaya: - model-ku wuxuu dalbanayaa tool-ka file reading - code-ka ayaa file-ka akhrinaya - natiijada dib ayaa loogu celiyaa model-ka - model-ku markaas ayuu sharaxayaa
Claude Code, Cursor, ChatGPT, iyo agent-yada kale sidee bay dhab ahaan u shaqeeyaan?
1 like • 13d
Thanks sxb si qoto dheer baad u sharaxday,
"Qalabka aan maalin walba isticmaalo"
Kuwani waa qalabka aan maalin kasta isticmaalo si aan u dhiso AI systems: 1. Claude Code — coding agent-keyga 2. n8n — automation workflows 3. Trigger.dev — durable background jobs 4. Supabase — database + auth 5. ClickUp — project management 6. Cursor — code editor 7. Upwork — sida aan macaamiisha u helo adigu qalabkee isticmaasha ??
0 likes • 13d
Abdalow nio waxaanbo maana sameyn Wali marbaan ugu dhawaa upwork aan cilmi baaris ku sameeye siduu u shaqeyo iyo suuqa siduu yahay horayna umaan galin caqabadaha ayaa iska badnaa lakin I.a wan rajenaa melahaa iyo kuwo ka fiicanba inaan macaashkeyga ka raadsado nolosheydana ku badalo
Welcome! + isbrasho iyo halka aad aduunka ka joogto ? 🎉
barta commentinga nagula wadag meesha aad ku noshahay iyo waxa aad qabato iyo waxa aad xiisayso .
1 like • 16d
Ismail abdullahi from Mogadishu
0 likes • 16d
@Abdillahi Ahmed thanks sxb si gaar ah waan kaaga mahadcelinaa fursada aad siisay dhalinta soomaliyeed ee dudina ka danbeeyo
1-3 of 3
Ismail Abdullahi
1
3points to level up
@ismail-abdullahi-9855
A Social Work student with a strong interest in understanding artificial intelligence, its practical applications, and leveraging it professionally.”

Active 3d ago
Joined Apr 22, 2026