Activity
Mon
Wed
Fri
Sun
Nov
Dec
Jan
Feb
Mar
Apr
May
Jun
Jul
Aug
Sep
Oct
What is this?
Less
More

Memberships

HF
Hordhaca Fasalka 12-aad

120 members • Free

1 contribution to Hordhaca Fasalka 12-aad
Xeerarkeena
Si aan u dhisno jawi xushmad leh, faa’iido badan, oo dhiirrigeliya waxbarasho, fadlan raac xeerarkan: 1. Is-xushmee oo xushmee dadka kale: U fiirso hadalkaaga oo la dhaqan wanaagsan, Ha ku dhaqmin aflagaado, faquuq, ama cay qofeed. 2. Ka hadal waxyaabaha la xiriira waxbarashada: Qoraalada iyo faallooyinka waa in ay ku saabsanaadaan: Physics, Math, Biology, Chemistry, talooyin waxbarasho, ama waxyaabaha Burunti Academy. 3. Ha ka buuxin Group-ka qoraalo aan faa’iido lahayn: Ha xayeysiin linkiyo ama groupyo kale, Ha soo gelin isla fariin marar badan. 4. Kuu shaqee naftaada: Ku kolsoonow naftaada, Ha koobiyin jawaabaha ardayda kale. 5. Ka qayb qaado si firfircoon: Daawo casharrada, samee quiz-yada, ka qayb gal wicitaannada tooska ah, Waydii su’aalo, dhiibo fikradaada 6. Haddii aad aragto qof jebinaya xeerarka, warbixi ama la xiriir admin-ka.
1 like • Aug 13
Ok Uatad hadi aad awodan marka cashirka nola so dhigayo shashada zoom hanola saaro maxayele vedioka malahan zoom qoralkana inaa qorno way naku adagtahay
1-1 of 1
Adni Omar
1
4points to level up
@adni-omar-4478
From ileys school

Active 36d ago
Joined Aug 7, 2025