Kuwani waa qalabka aan maalin kasta isticmaalo si aan u dhiso AI systems:
1. Claude Code — coding agent-keyga
2. n8n — automation workflows
4. Supabase — database + auth
5. ClickUp — project management
6. Cursor — code editor
7. Upwork — sida aan macaamiisha u helo
adigu qalabkee isticmaasha ??