Ku So dhawoow Somali AI Group — Marka hore daawo muuqalkan
Haddaad ku cusub tahay halkan,
Waxaan u abuuray communitygan sababtoo ah markii aan bilaabay inaan barto AI, ma jirin
cid i caawsa . Ma jirin macalin Soomaaliyeed , mana jirin community soomaliyed ,
oo ku baraya talabo-talabo waxa aad ubaahan tahay .
taasna waxay igu sababtay in waqti badan uu iga luma inan wax tijabiyo , hadana aan arko ineynan shaqeyen hadan aan kucliyo mar kale oon wax kale iskudayo lkn
maanta se waxan goan saday halkan in ay dhaliyarda somaliyeed ee hamiga isugu yimadan oo mid ba mid kiisa kale grab qabto oo aynu wax abadan kala faaideysano
7
3 comments
Abdillahi Ahmed
3
Ku So dhawoow Somali AI Group — Marka hore daawo muuqalkan
powered by
Somali ai group
skool.com/somali-ai-group-1298
Somali ai group waa bulsho soomaliyed oo isla baranaysa AI, Automation, iyo sida aan ganacsi oga sameyn karno casirgan aynu joogno
Build your own community
Bring people together around your passion and get paid.
Powered by